somali news
Guddiga Doorashooyinka Puntland oo guddoomiye cusub doortay
Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga Doorashooyinka Puntland ee (TPEC) ayaa maanta oo Axad ah guddoomiye cusub ku doortay gudaha caasimada Puntland ee Garoowe. Guddoomiyaha cusub ayaa ah Cabdiraxmaan Diiriye Qoorad oo loo yaqaan (Shuuqe). Ma jirin cid […]