Investigative Reports

WARBIXIN U GAAR AH PUNTLAND MIRROR: KHATAR DEEGAAN OO PUNTLAND KU SOO SOCOTA, YAA INA DAYACAY?

WARBIXIN U GAAR AH PUNTLAND MIRROR: KHATAR DEEGAAN OO PUNTLAND KU SOO SOCOTA, YAA INA DAYACAY?

Muddo dheer lagama joogo markii Jilab, Laan-Khadiijo, labada tog iyo dhulka kale oo ku hareeraysan magaalada Garoowe – si kastaba kulayl iyo qalayl ha u ahaadeene – ay ahaayeen dhul caws qurux badan leh iyo dooxooyin, isku bedela cagaar qurux badan marka ay da’do dhibicda ugu horeysa ee xilli roobaadka. Marka loo safro hal mayl jiho walba oo Garoowe ah, qofku[Read More…]

Balantii Aan La Fulin: Maxay tahay sababta aan loo dhammeystirin Mashruuca Dayactirka Garoonka Diyaaradaha Garoowe oo ay Maalgelisay Kuwait

Balantii Aan La Fulin: Maxay tahay sababta aan loo dhammeystirin Mashruuca Dayactirka Garoonka Diyaaradaha Garoowe oo ay Maalgelisay Kuwait

Ku dhowaad 20-sanno kadib, inkastoo riyada in garoon diyaaradeed caalamiga ah ay Garoowe yeelato ay mar walba soo rumoobeyso, Warsidaha Puntland Mirror ayaa helay war aan lagu farxin oo sheegaya in shaqada hagaajinta garoonku ay u xaniban tahay dhaqaale xumo darteed lixdii bilood ee la soo dhaafay. Xilligan aanu daabacayno maqaalkan, ma jirto wax shaqo ah oo ka socota garoonka[Read More…]

Garowe local councilors observing a planting tree under CARE International project in Garowe. [Photo Credit: Puntland Post]

Gaar u-ah: Puntland Mirror oo baaritaan ku sameeyay khaladaadka iyo eedaha musuqmaasuqa ka dhex jira mashruuca dhiraynta magaalada Garoowe

Saddexdii asbuuc ee u dambaysay, warsidaha Puntland Mirror waxa uu baaritaan ku waday eedaha khatarta ah ee musuqmaasuqa mashruuca dhiraynta magaalada Garoowe oo ay fulinayso haayada Care International. Baarayaasha ayaa baaris ku sameeyay dukumentiyo la xiriira mashruuca waxayna wareysi la yeesheen xildhibaanada golaha deegaanka degmada Garoowe iyo sidoo kale si lamid ah khuburada dhiraynta iyo maareynta khayraadka dabiiciga ah. 15-kii[Read More…]

Scroll Up