Soomaaliya oo xiriirka diblomaasiyadeed u jartay dalka Guinea
Muqdisho-(Puntland Mirror) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xiriirka diblomaasiyadeed u jartay dalka Guinea, sida uu sheegay wasiirka arrimada dibada. Axmed Ciise Cawad, wasiirka arrimada dibada Soomaaliya, oo maanta oo Khamiis ah jir jaraaid ku qabtay Muqdisho […]