Akhriso: Bayaanka kasoo baxay Shirkii Watashiga Qaranka
Muqdisho-(Puntland Mirror) Kadib in ka badan asbuuc oo ay Muqdisho kulamo kulahaayeen, madaxda Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka iyo Raysulwasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray bayaan ku saabsan sidii loo dardargelin lahaa hanaanka doorashada. […]