Ilaa 8 qof oo ku geeriyooday weerar ay Al-Shabaab ku qaaday huteel kuyaala Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ilaa sideed qof ayaa ku geeriyooday weerar ay maleeshiyada Al-Shabaab ku qaaday huteel kuyaala Muqdisho gelinkii dambe ee Axada. Weerarka ka dhanka ahaa huteel Afrik ayaa ku bilaabmay qaari laga soo buuxshay walxaha […]