Golaha wasiiradda DFS oo ansixiyay Xisaabiyaha Guud

Golaha wasiiradda DFS. [Isha Sawirka: SNTV]

Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha wasiiradda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansxiyay Xisaabiyaha guud ee qaranka kadib kulankoodii asbuuclaha ahaa.

Cabdiraxmaan Maxamed Anas ayaa noqonaya Xisaabiyaha Guud kaasoo ay golaha wasiiradda aysixiyeen kadib soo-jeedin ka timid Wasaaradda Maaliyadda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*