Madaxweynaha dowladda Puntland oo safar shaqo ugu ambabaxay dalalka Itoobiya iyo Shiinaha
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Jimce ah safar shaqo ugu baxay dalalka Itoobiya iyo Shiinaha. Safarka madaxweynaha ayaa yimid kadib markii uu caasumaad ka helay dalalkaas. Madaxweyne Cabdiweli oo […]