Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay weerarkii huteel Naasahablood
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa tacsi u diray dadkii shacabka ahaa oo shalay galab oo Sabti ahayd ku geeriyooday weerar ay maleeshiyada al-Shabaab ku qaadeen huteelka Naasahablood ee magaalada […]