Afar dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka fuliyay Shabeellaha Hoose
Muqdisho-(Puntland Mirror) Afar dagaalyahan oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay gudaha Soomaaliya. Duqeynta ayaa Isniintii ka dhacday deegaanka Awdhiigle ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) […]