Articles by: Puntland Mirror News Desk

Mukhtaar Roobow Abu Mansuur. [Sawirka: Archive]

Mareykanka oo sheegay in liiska argagixisada uu ka saaray Mukhtaar Roobow Abu Mansuur oo kamid ah hoggaamiyaasha Al-Shabaab

Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasaaradda Arrimaha Dibada ee Mareykanka ayaa shalay oo Jimce ahayd sheegtay in ay liiska argagixisada ka saartay Mukhtaar Roobow Abu Mansuur oo kamid ah hoggaamiyaasha ururka Al-Shabaab. Mukhtaar Roobow Abu Mansuur ayaa sanadihii lasoo dhaafay aan xiriir fiican la lahayn ururka Al-Shabaab kadib markii khilaaf uu soo kala dhex galay isaga iyo hoggaamiyihii hore ee Al-Shabaab Axmed Cabdi[Read More…]

by June 24, 2017 0 comments Somali News
Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar. [Xigashada Sawirka: Anadolu]

Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya: Anagu dhex-dhexaad baanu ka nahay khilaafka u dhaxeeya dowladdaha Khaliijka

Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in Soomaaliya aysan ku qanacsanayn khilaafka siyaasadeed ee ka dhex qarxay dowladdaha Khaliijka dhawaan. Wareysi gaar ah oo ay magaalada Ankara kula yeelatay wakaalada wararka Turkiga ee Anadolu Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya ayaa sheegay in dhammaan dowladdaha khilaafku ka dhaxeeyo ay saaxiib la yihiin Soomaaliya. “Sucuudi Caraabiya, Isutaga Imaaraatka[Read More…]

by June 23, 2017 0 comments Somali News
Former US ambassador to Somalia Stephen Schwartz. [Photo Credit: Radio Mogadishu]

Mareykanka oo dhawaan xarun diblomaasiyadeed oo joogto ah ku yeelan doona gudaha Soomaaliya

Muqdisho-(Puntland Mirror) Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya ayaa sheegay in Mareykanku uu markale diblomaasiyad joogto ah uu ku yeelan doono gudaha Soomaaliya kadib marka la furo xafiisyadiisa gudaha Muqdisho dabayaaqada sanadkan. Safaaraddii Mareykanka ee Soomaaliya ayaa la xiray sanadkii 1991-dii kadib markii dalku uu galay dagaal sokeeye. Safar uu xoghayihii hore ee Arrimaha Dibada Mareykanka John Kerry ku yimid Muqdisho[Read More…]

by June 23, 2017 0 comments Somali News
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo yimid Garoowe. [Sawirka: Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada]

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo yimid Garoowe

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa maanta oo Jimce ah magaalada Garoowe ku yimid safarkiisii kowaad tan iyo markii uu qabtay xafiiska bilowgii bishii April ee sanadkan. Juxa ayaa waxaa duleedka Garoowe ku soo dhaweeyay wasiiro katirsan Puntland oo ay kamidyihiin Wasiirka Amniga Cabdi Xirsi Cali Qarjab iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Axmed Cilmi Cusmaan. Boqolaal[Read More…]

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo yimid Garoowe. [Sawirka: Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada]

Somalia’s Interior Minister arrives in Garowe

Garowe-(Puntland Mirror) Somalia’s Interior Minister Abdi Farah Saeed Juha arrived Friday in Garowe on his first visit since taking office in early April this year. Juha was welcomed by Puntland top ministers including Security Minister Abdi Hersi Ali Qarjab and Interior Minister Ahmed Elmi Osman in the outskirts of Garowe. Hundreds of Garowe residents with waving flags came to the area to welcome the Interior[Read More…]

by June 23, 2017 0 comments English News
Madaxweynaha Puntland oo cafis u fidiyay maxaabiis gaaraya 119 ciida darteed

Madaxweynaha Puntland oo cafis u fidiyay maxaabiis gaaraya 119 ciida darteed

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa ciida darteed cafis u fidiyay maxaabiis gaaraya 119 kuwaasoo oo ku kala jira xabsiyada kala duwan ee kuyaala gudaha Puntland, sida taliyaha booliiska Garoowe Kornayl Maxamuud Muuse Bile uu u sheegay warsidaha Puntland Mirror. Maxaabiista cafiska loo fidiyay ayaan ahayn kuwa ku eedaysan dambiyada culus sida dilka, kufsiga iyo argagixisada, taliyaha ayaa intaas[Read More…]

Ugu yaraan shan qof oo ku dhimatay qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho. [Sawirka: Twitter]

Mogadishu car bomb kills at least five

Mogadishu-(Puntland Mirror) At least five people were killed when a car bomb exploded outside Waberi police station in Mogadishu on Thursday, security sources said. More than 10 people were injured in the attack, according to sources. No one has so far claimed the responsibility for the Thursday’s attack, but armed group Al-Shabab often carries out terror attacks in Mogadishu. The[Read More…]

by June 22, 2017 0 comments English News
Ugu yaraan shan qof oo ku dhimatay qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho. [Sawirka: Twitter]

Ugu yaraan shan qof oo ku dhimatay qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan shan qof ayaa lagu dilay markii garax gaari uu ku qarxay banaanka xarunta booliiska Waaberi ee kutaala Muqdisho maanta oo Khamiis ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo dhanka ammaanka ah. In ka badan 10 kale ayaa ku dhaawacmay qaraxa, sida ay ilo-wareedku sheegeen. Ma jirto cid ilaa iyo hadda sheegatay masuuliyada weerarka maanta oo Khamiis ah, balse[Read More…]

by June 22, 2017 0 comments Somali News
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo magaalada Gaalkacyo kulamo kula yeeshay masuuliyiinta iyo waxgaradka gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo magaalada Gaalkacyo kulamo kula yeeshay masuuliyiinta iyo waxgaradka gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxa oo shalay oo Arbaco ahayd yimid magaalada Gaalkacyo ee gobolka ayaa kulamo kala duwan la yeeshay masuuliyiinta iyo waxgaradka gobolka Mudug ee labada maamul Puntland iyo Galmudug. Wasiirka ayaa dhinacyada uu la kulmay kala hadlay sidii xal waara looga gaari lahaa colaada soo noqnoqota ee gobolka Mudug. Wasiir Juxa iyo[Read More…]

by June 22, 2017 0 comments Somali News
Somali President arrives in Uganda

Somali President arrives in Uganda

Kampala-(Puntland Mirror) Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo has arrived in Kampala on Wednesday afternoon after he received an official invitation from his Ugandan counterpart Yoweri Museveni. The two leaders are expected to hold meeting talks during Farmajo’s two-day visit in Uganda to discuss bilateral relations as well as regional developments, according to villa Somalia source. Uganda contributed 5,000 soldiers to[Read More…]

by June 21, 2017 0 comments English News
Scroll Up