Madaxweynaha Puntland oo isku shaandeyn balaaran ku sameeyay agaasime waaxeedyada maamulka iyo maaliyada ee wasaaradaha
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa isku shaandeyn balaaran ku sameeyay agaasime waaxeedyada maamulka iyo maaliyada ee wasaaradaha. Digreetada isku shaandeynta ah ee kasoo baxday xafiiska madaxtooyada maanta oo Khamiis ah ayaa saameyn […]