Ciidamada Badda Puntland oo muhaajiriin ku qabtay meel u dhow xeebta Boosaaso
Boosaaso-(Puntland Mirror) Ciidamada Badda Puntland ee PMPF ayaa sheegay in ay qabteen dooni ay saaranyihiin ku dhawaad 80 muhaajiriin ah maanta oo Talaado ah meel u dhow xeebta Boosaaso. Muhaajiriinta ayaa intooda badan ka soo […]