Kenya oo wadahadalo ka bilaabi doonta sidii ay ciidankeeda ugala bixi lahayd Soomaaliya
Nairobi-(Puntland Mirror) Dowladda Kenya ayaa maalmaha soo socda bilaabi doonta wadahadalo ka bixista ciidankeeda Howlgalka Midowga Afrika (Amisom), sida uu qoray wargeyska Daily Nation oo xaruntiisu tahay magaalada Nayroobi. Wadahadalada oo ay hoggaamin doonto Wasiirka […]