Jawaari oo beeniyay in uu iscasilayo
Muqdisho-(Puntland Mirror) Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa beeniyay in uu iscasilayo, sida lagu sheegay bayaan xafiiskiisa kasoo baxay Sabtidii. “Waxaan ka war helnay in warar been ah lala wareegayo Baraha Bulshada kuwaasoo […]