Iqra waa gabar Soomaali ah oo qaxooti ah waxay kasoo degaysaa jaranjar kutaala guriga ay ku nooshahay ee Jarkarta. Waxay huteel ku lahayd dalkeeda sanadkii 2015 kadib markii maleeshiyada Al-Shabaab ay hanjabeen in ay gacmaha ka goynayaan iyaga oo ku colaadinaya in ay xirto ganacsigeeda. [Sawirka: Aaron Bunch/AAP]
Be the first to comment