Interviews

Guddoomiyaha Degmadda Garoowe ahna Duqa Caasimadda Garoowe Mudane Xasan Maxamed Ciise (Xasan Goodir). [Sawirka: Puntland Mirror]

WAREYSI GAAR AH: DUQA CAASIMADDA GAROOWE, MUDANE XASAN MAXAMED CIISE (XASAN GOODIR)

Wareysi gaar ah oo uu siiyey tifaftiraha Puntland Mirror Mudane Cabdi Cumar Bile, Guddoomiyaha Degmadda Garoowe ahna Duqa Caasimadda Garoowe Mudane Xasan Maxamed Ciise (Xasan Goodir) wuxuu kaga waramayaa mashaariicda horumarinta kaabayaasha ee Garoowe oo uu ku jiro Mashruuca Horumarinta Magaalooyinka Soomaaliya oo uu Bangiga Adduunku maalgelinayo. Puntland Mirror: Mudane Guddoomiye, aad baan kaaga mahad celinaynaa fursadda aad noo siisay inaan[Read More…]

Scroll Up