Kulan u dhaxeeya madaxda Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Kulan u dhaxeeya madaxda Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah ka furmay magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa looga hadlayaa xaalada dalka gaar ahaan ismari-waaga ka taagan doorashada, sida lagu […]