• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ August 7, 2022 ] Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan World
  • [ July 27, 2022 ] Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen Somalia
  • [ July 20, 2022 ] RW Soomaaliya oo sheegay in dowladda ay qorshaynaso qaadista howlgal ballaaran oo ka dhan ah kooxaha argagixisada Somalia
HomeSomalia

Somalia

Somalia

Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

August 7, 2022 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare. Kullanka oo ay soo xaadireen 23 ayaa 229 xildhibaan aqbaleen golaha […]

Somalia

Wadahadalada u dhaxeeya madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah oo dib u bilaabmay

April 7, 2021 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Wadahadalada u dhaxeeya madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah ayaa dib uga bilaabmay Muqdisho maanta oo Arbaco ah kadib dhowr beri oo hakad ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo rasmi ah. […]

Somalia

Wasiirka Gaashaandhiga Talyaaniga oo yimid Muqdisho

March 23, 2021 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Gaashaandhiga Talyaaniga Lorenzo Guerini ayaa maanta oo Talaado ah yimid magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Ujeedka safarka wasiirka ayaan weli la ogeyn, waxaase uu ku soo beegmay xilli Madaxweyne Farmaajo wakhtigiisii uu […]

Somalia

Ugu yaraan sideed askari oo ku dhimatay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

August 8, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Qarax weyn ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho maanta oo Sabti ah. Qaraxa oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxshay walxaha qarxa oo uu waday qof naftiis halige ah ayaa lagu beegsaday xarun ciidan […]

Somalia

Maxamed Cabdi Kaariye oo loo doortay Madaxweynaha Galmudug iyadoo khilaaf weyn uu ka jiro doorashada

February 2, 2020 Puntland Mirror 0

Dhuusamareeb-(Puntland Mirror) Xildhibaanada baarlamaanka maamul goboleedka Galmudug ayaa Maxamed Cabdi Kaariye u doortay madaxweyne cusub maanta oo Axad ah, sida uu ku dhawaaqay guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Nuur Gacal. Maxamed Cabdi Kaariye oo loo yaqaan Qoor […]

Somalia

Wasaaradda batroolka Soomaaliya oo sheegtay in ay soo bandhigi doonto macluumaadka shidaalka 15 xirmood oo badda ah

November 6, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasaaradda batroolka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay soo bandhigi doonto macluumaadka shidaalka xirmooyin badda ah. Wasiirka batroolka Cabdirashiid Maxamed Axmed oo maanta wareysi siiyay idaacada BBC qeybta Af-Soomaaliga ayaa sheegay in bisha December […]

Somalia

Maleeshiyada Al-Shabaab oo weerartay saldhiga Balidoogle

September 30, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa maanta oo Isniin ah weerar ku qaaday saldhiga Balidoogle oo kuyaala gobolka Shabeella Hoose, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan laamaha ammaanka. Gaari laga soo buuxshay walxaha qarxa ayaa maleeshiyadu ay […]

Puntland

Duqa Muqdisho oo ku dhawaacmay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xarunta dowladda hoose

July 24, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Qarax ismiidaamin ah ayaa ka dhacay xarunta dowladda hoose ee magaalada Muqdisho galabta oo Arbaco ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan haayadaha ammaanka. Qaraxa ayaa dhaawac culus waxa uu ka soo gaaray duqa […]

Somalia

Raysulwasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo Garoowe yimid

May 3, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta oo Jimce ah yimid magaalada Garoowe. Khayre ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Garoowe ku qaabilay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in […]

Somalia

Tobonaan ciidamo ah oo ka socda Somaliland oo ku biiray jabhada uu hoggaamiyo Kornayl Caare

February 12, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Tobonaan ciidamo ah oo ka socda Somaliland oo ay ku jiraan saraakiil sare ayaa ku soo biiray jabhada uu hoggaamiyo Kornayl Caare. Kornayl Siciid Cawil Caare ayaa Isniintii shalay saldhigiisa ku soo bandhigay […]

Posts navigation

1 2 3 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda

    August 2, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare ayaa galabta oo Talaado ah ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda. Xubnaha cusub ee golaha wasirrada ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaasoo uu [...]
  • Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen

    July 27, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Labbo xubnood oo katirsan maleeshiyadda Al-Shabaab ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho maanta oo Arbaco ah, sida ay tebisay warbaahinta dowladda. Labada xubnood ayaa ku sugnaa guri kuyaala Muqdisho marka uu [...]
  • RW Soomaaliya oo sheegay in dowladda ay qorshaynaso qaadista howlgal ballaaran oo ka dhan ah kooxaha argagixisada

    July 20, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare ayaa sheegay in dowladda federaalka ay qorshaynayso qaadista howlgal ballaaran oo ka dhan ah kooxaha argagixisada. “Waxaa naga go’an in aan qaadno dagaal xoogan isla markaana baahsan oo [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Al-Shabab oo weerar ku dishay hoggaamiye xarun diimeed oo kutaala koonfurta Gaalkacyo

    November 26, 2018 0
    Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Niman hubeysan oo katirsan Al-Shabaab iyo qof isku soo miidaamiyay gaari qarax ah ayaa weeraray xarun diimeed kutaala koonfurta magaalada Gaalkacyo, waxayna halkaas ku dileen hoggaamiye diimeedkii xaruntaas iyo sagaal qof oo xertiisa [...]
  • Markab dagaal oo Shiinuhu leeyahay iyo diyaarad ay leeyihiin ciidamada badda Hindiya oo horjoogsaday weerar ay koox looga shaki qabo burcadbadeeda Soomaalida la beegsadeen markab ganacsi

    April 9, 2017 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Markab dagaal oo Shiinuhu leeyahay oo taageero ka helaya diyaarada qumaatiga u kacda oo ay leeyihiin ciidamada badda Hindiya ayaa horjoogsaday weerar ay koox looga shaki qabo burcadbadeeda Soomaalida la beegsadeen markab ganacsi, [...]
  • Puntland Security Forces launches operation against Al-Shabab in Galgala hills, claims to have killed fighters

    October 10, 2017 0
    Garowe-(Puntland Mirror) Puntland Security Forces (PSF) said they launched a major operation in the areas of Majiyahan and Madarshoon in Galgala hills in revenge for deadly attack at security checkpoint of Bosaso that were claimed [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions