Puntland oo sheegtay in sideed qodob meelmarintoodu ay muhiim u tahahy xal ka gaarista doorashooyinka Soomaaliya

Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa sheegtay in sideed qodob meelmarintoodu ay muhiim tahahy si horey loogu sii socdo oo xal looga gaaro doorashooyinka Soomaaliya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada subaxnimadii hore ee Arbacada.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka oo dhammeystiran.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*