Golaha wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay ku noqoshada miisaaniyadda 2020 oo 35% la kordhiyay
Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha wasiiradda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii ansixiyay ku noqoshada miisaaniyada 2020, taasoo la kordhiyay $35 boqolkiiba. Guud ahaan kharashka miisaaniyadda la ansiiyay ayaa dhan $646.9 milyan oo ka kooban kharashaad mashaariic iyo […]