Puntland oo ka soo horjeesatay sharciga shidaalka uu saxiixay Farmaajo, una digtay shirkadaha
Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa ka soo horjeesatay sharciga shidaalka oo uu saxiixay madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya. War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada goor dambe Talaadadii, Puntland ayaa ku sheegtay in mar kale ay ku celinayso […]