TPEC oo sheegtay in 25 Octoobar ay dhici doonaan doorashooyinka hordhaca ah ee dowladdaha hoose
Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga Kumeelgaarka ah ee Doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa maanta oo Talaado iclaamiyay in doorashada hordhaca ah ee dowladdaha hoose ay dhici doonto 25-ka bisha Oktoobar 2021. Doorashada hordhaca ah ayaa laga qaban doonaa […]