Hoggaamiyaasha siyaasadda Soomaaliya oo kala saxiixday heshiis-war-murtiyeed

Xarunta Afisyoone oo gabogabada heshiiska lagu qabtay. [Isha Sawirka: Puntland State House]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Hoggaamiyaasha siyaasadda Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan xalinta ismari-waagii ka taagnaa doorashada.

Kadib dhowr maalmood oo wadahadalo Muqdisho uga socday Raysulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynayaasha Dowladda Xubnaha ka ah Federaalka ayaa maanta oo Khamiis ah lagu soo gabogabeeyay kadib markii heshiis laga gaaray qodobadii ay muddada muranku ka taagnaa.

War-murtiyeedka laga soo saaray heshiiska hoos ka akhriso:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*