Puntland oo taageero milatari ku wareejisay maamulka Galmudug
Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa maanta oo Axad ah taageero milatari ku wareejisay maamulka Galmudug kuwaasoo dagaal kula jira maleeshiyada A-Shabaab. Taageerada ayaa ahayd hub iyo gaadiid, sida uu ku sheegay qoraalo mahadcelin ah uu […]