Shirkii Muqdisho oo baaqday kadib markii Madaxweynaha Puntland diiday in uu ka qeybgalo
Muqdisho-(Puntland Mirror) Shir ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ku casuntay madaxda dowlad goboleedyada oo qorshuhu ahaa in uu Muqdisho ka furmo July 5, 2020 ayaa dib u dhacay. Ujeedada rasmiga ah ee sababtay dib u dhaca […]