Maxkamada ICJ oo dhageysiga muranka kiiska badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya dib u dhigtay 2021
Muqdisho-(Puntland Mirror) Dhageysiga Maxkamada ICJ ee muranka kiiska badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa dib loogu dhigay 15-ka Maarso, 2021, sababo la xiriirta dhibbaatada xanuunka coronavirus uu ku yeeshay adduunka. Raysulwasaare ku xigeenka […]