Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo shaacisay 35 kiis oo cusub oo coronavirus ah iyo hal dhimasho ah

Coronavirus.

Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah shaacisay 35 kiis oo cusub oo coronavirus ah iyo hal dhimasho ah, taasoo ka dhigaysa tirada guud ee kiisaska ee xanuunka ee laga helay gudaha Soomaaliya 1089.

Tirada dhimashada ayaa hadda ah 52 qof, iyo 121 qof oo ka bogsaday fayruska, sida ku cad xogta Wasaaradda Caafimaadka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*