• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ August 9, 2022 ] Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay Somalia
  • [ August 7, 2022 ] Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan World
  • [ July 27, 2022 ] Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen Somalia
Home2020April

Month: April 2020

Somalia

Dowladda Soomaaliya oo dakhli ku dhow $200 milyan lumisay coronavirus dartiis

April 24, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Dakhli ku dhow $200 milyan ayay lumisay Dowladda Federaalka Soomaaliya sababtoo ah dhibbaatada xanuunka coronavirus, sida uu sheegay wasiirka maaliyada. Wareysi uu wasiirka maaliyada Cabdiraxmaan Ducaale Bayle siiyay BBC Somali ayuu ku sheegay […]

Somalia

Kiisas cusub oo COVID-19 ah oo laga helay Soomaaliya, iyo dhimashada oo gaartay 16 qof

April 23, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) 42 kiis oo cusub oo coronavirus ah ayaa laga helay Soomaaliya maanta oo Khamiis ah, sida lagu sheegay bayaan lagu daabacay bogga Twitter-ka Somalia COVID-19 oo ay maamusho Wasaaradda Caafimaadka. Labo qof ayaa […]

Somalia

Madaxweynaha Jubbaland oo heshiis la galay siyaasiyiin mucaaradsanaa

April 23, 2020 Puntland Mirror 0

Nairobi-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan iyo madaxweynayaasha-ismagacaabay Cabdirashiid Maxamed Xidig iyo Cabdinaasir Seerar Maax ayaa maanta oo Khamiis ah gaaray heshiis si ay u soo afjaraan khilaafkooda. Hoos ka akhriso bayaanka […]

Somalia

Soomaaliya oo kaalinta labaad kaga jirta tirada dhimashada COVID-19 ee Geeska Afrika

April 22, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Tirada dhimashada coronavirus ee Soomaaliya ayaa gaartay sideed qof, taasoo ka dhigaysa dalka labaad ee ugu dhimashada badan Geeska Afrika, sida ku cad xogta Haayada Caafimaadka Adduunka ee WHO. 49 kiis oo cusub […]

Somalia

Raysulwasaare Khayre oo saaxiibada Soomaaliya kula taliyay in taageeradooda ay u weeciyaan la dagaalanka COVID-19

April 21, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta oo Talaado ah mareegta internet-ka shir kula yeeshay saaxiibada Soomaaliya. Kulanka ayaa looga hadlay xaalada uu marayo xanuunka coronavirus gudaha Soomaaliya, sida lagu sheegay […]

Somalia

73 kiis oo cusub oo coronavirus ah oo laga helay Soomaaliya

April 21, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) 73 kiis oo cusub oo coronavirus ah ayaa laga helay gudaha dalka 24-saac ee la soo dhaafay, sida Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ku sheegtay war-saxaafadeed xalay fiidkii. Hal qof ayaa xanuunka u […]

Somalia

Kiisaska coronavirus ee gudaha Soomaaliya oo gaaray 164

April 20, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Tirada kiisaska xanuunka coronavirus ee gudaha Soomaaliya ayaa korortay. 29 kiis oo coronavirus ah ayaa 24-saac ee la soo dhaafay laga helay Soomaaliya, sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Puntland ayaa […]

Puntland

Puntland oo xaqiijisay kiiskeedii ugu horeeyay ee coronavirus

April 19, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa xaqiijisay kiiskeedii ugu horeeyay ee xanuunka coronavirus, sida uu caawa sheegay Wasiirka Caafimaadka Puntland Jaamac Faarax Xasan. Bukaanka ayaa ah muwaadin Soomaaliyeed oo aan dalka ka bixin, sida wasiirku uu sheegay. […]

Somalia

Tirada dhimashada coronavirus ee gudaha Soomaaliya oo gaartay 7 qof

April 19, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) 19 kiis oo cusub oo coronavirus ah ayaa laga helay gudaha Muqdisho 24-kii saac ee la soo dhaafay, sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Dhammaan dadka laga helay cudurka coronavirus ayaa […]

Somalia

Kiisaska COVID-19 gudaha Soomaaliya oo gaartay 116

April 18, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay 36 kiis oo cusub oo coronavirus ah la helay 24-kii saac ee la soo dhaafay. 27 kamid ah dadka laga helay xanuunka ayaa ah rag halka […]

Posts navigation

« 1 2 3 … 5 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

    August 7, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare. Kullanka oo ay soo xaadireen 23 ayaa 229 xildhibaan aqbaleen golaha [...]
  • Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda

    August 2, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare ayaa galabta oo Talaado ah ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda. Xubnaha cusub ee golaha wasirrada ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaasoo uu [...]
  • Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen

    July 27, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Labbo xubnood oo katirsan maleeshiyadda Al-Shabaab ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho maanta oo Arbaco ah, sida ay tebisay warbaahinta dowladda. Labada xubnood ayaa ku sugnaa guri kuyaala Muqdisho marka uu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Dagaal culus oo u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland oo ka bilaabmay meel u dhow deegaanka Tukaraq

    May 15, 2018 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Dagaal culus oo u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland ayaa ka bilaabmay meel u dhow deegaanka Tukaraq, sida uu sheegay masuul. Isaga oo wariyeyaasha kula hadlayay magaalada Garoowe maanta oo Talaado ah, Wasiirka Warfaafinta [...]
  • Jawaari oo ku adkeystay in uusan iscasili doonin

    April 3, 2018 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Guddoomiyaha baarlamaanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa makale ku ceshay in uusan iscasili doonin. Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari oo saxaafada kula hadlay Muqdisho maanta oo Talaado ah ayaa ku adkeystay in uusan iscasili doonin. [...]
  • Ugu yaraan 16 qof oo ku geeriyooday qaraxyo kala duwan oo ka dhacay gudaha caasimada Afghanistan ee Kabul

    March 1, 2017 0
    Kabul-(Puntland Mirror) Taalibaan ayaa weerartay bartilmaameedyo kala duwan oo kuyaala gudaha caasimada dalka Afhanistan ee Kabul, ilaa iyo 16 qof ayaa ku dhimatay weeraradaas oo dhacay maanta oo Arbaco ah. Gaari qarax laga soo buuxshay [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions