Maxkamada ciidamada Puntland oo dil toogasho ku xukuntay askari u goostay Somaliland
Garoowe-(Puntland Mirror) Maxkamada ciidamada Puntland ayaa dil toogasho ah ku xukuntay askari maqan oo u goostay Somaliland, sida uu sheegay guddoomiyaha maxkamada ciidamada Siciid Abyan Cigaal maanta oo Talaado ah. Guddoomiyaha maxkamada ciidamada ayaa sheegay […]