Madaxweynaha Puntland oo taliyeyaal cusub u magacaabay ciidamada milatariga iyo booliiska
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa taliyeyaal cusub u magacaabay ciidamada milatariga iyo booliiska maanta oo Axad ah. Taliyaha cusub ee milatariga ayaa loo magacaabay Cabdishakuur Cabdullaai Xuseen, sida lagu sheegay digreeto kasoo […]