Madaxweyne Farmaajo oo u safray Koonfurta Suudaan si uu uga qeybgalo munaasabada nabada


Madaxweyne Farmaajo oo u safray Koonfurta Suudaan si uu uga qeybgalo munaasabada nabada. [Sawir Hore]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Arbaco ah u safray magaalada Juba ee Koonfurta Suudaan, sida ay ku warantay warbaahinta dowladda.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka qeybgali doona munaasabada nabada ee lagu soo afjarayo dagaalka sokeeye ee Koonfurta Suudaan, sida ay wararku sheegeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*