Fanaanka Soomaaliyeed ee caanka ahaa Cumar Shooli oo ku geeriyooday Muqdisho

Cumar Cabdulle Shooli. [Sawir Hore]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Fanaanka Soomaaliyeed ee caanka ahaa Cumar Cabdulle Shooli ayaa Talaadadii ku geeriyooday magaalada Muqdisho, sida ay sheegeen masuuliyiin katirsan Dowladda Fedederaalka Soomaaliya.

Cumar Shooli oo loo yaqiin Madaalaha Hobolada Waaberi ayaa asbuucyadii u dambeeyay ku xanuunsanayay isbitaal kuyaala Muqdisho.

Fanaanka ayaa labadii sanno ee uu dambeeyay ku sugnaa Muqdisho kadib markii uu ka soo noqday dibada.

Heesihiisa caanka ah waxaa kamid ah “La Dabaalo Caashaqa”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*