Raysulwasaaraha Soomaaliya oo magacaabay saddex wasiir
Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta oo Axad ah magacaabay saddex wasiir, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay xafiiska raysulwasaaraha. Saalax Axmed Jaamac oo horey u ahaa wasiirka shaqada iyo […]