• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ October 3, 2022 ] Hoggaamiye sare oo Al-Shabab katirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe Somalia
  • [ May 25, 2023 ] Puntland: Dadka oo codkooda dhiibanaya markii ugu horeysay 54 sanno kadib Somalia
  • [ May 24, 2023 ] TPEC oo dib u dhigtay doorashada saddex degmo oo gobolka Nugaal katirsan sababo amni darteed Puntland
  • [ May 23, 2023 ] Booliiska Puntland oo sheegaysay in hal maalin la joojin doono isku socodka doorashada darteed Puntland
  • [ May 20, 2023 ] Sanaadiiqda codeynta doorashada dowlada hoose Puntland oo la qardo jeexiyay Puntland
  • [ May 17, 2023 ] Xeer ilaalinta Puntland oo amartay in lasoo xiro afar qof oo uu ku jiro wasiirkii hore ee maaliyadda Xasan Shire Abgaal Puntland
HomePuntland

Puntland

Puntland

Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa oo soo afjaray khilaafkii u dhaxeeyay

June 2, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa ayaa soo afjaray khilaaf u dhaxeeyay asbuucyadii la soo dhaafay kadib kulan ka dhacay madaxtooyada maanta oo Talaado ah. Khilaafka u dhaxeeyay Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni iyo ku […]

Puntland

Baarlamaanka Puntland oo magacaabay afar kamid ah guddiga doorashooyinka

August 14, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah magacaabay afar kamid ah guddiga doorashooyinka Puntland, sida lagu sheegay digreeto ka soo baxday xafiiska afhayeenka baarlamaanka Puntland Cabdixakiim Maxamed Axmed Dhoobo. Magacyada afarta xubnood ayaa […]

Puntland

Taliyeyaal ciidan oo dhawaan kasoo gootay maamulka Somaliland oo yimid magaalada Garoowe

June 27, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Taliyeyaal ciidan oo dhawaan kasoo gootay maamulka Somaliland ayaa maanta oo Khamiis ah soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland. Taliyeyaasha ayaa duleedka magaalada waxaa ku soo dhaweeyay masuuliyiin katirsan haayadaha dowladda […]

Puntland

Gole Wasiiro oo Cusub, Welise Wax Isbedel ahi ma Muuqdo

February 16, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Habeenkii Isniinta ee taariikhdu ahayd 11 Febraayo 2019, Madaxweynaha cusub ee Puntland  Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhawaaqay golihiisa cusub ee wasiiradda.  Golaha cusub ee wasiiradda ayaa ka kooban 18 Wasiir,  21 […]

Puntland

Hoggaamiye dhaqameed lagu dilay degmada Hadaaftimo

September 21, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Suldaan Xasan Cali Jibriil oo kamid ahaa hoggaamiye dhaqameedyada gobolka Sanaag ayaa lagu dilay degmada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag maanta oo Jimce ah, sida warsidaha Puntland Mirror ay u sheegeen ilo-wareedyo katirsan dowladda […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo Saynab Ugaas Yaasiin u magacaabay wasiir ku xigeenka maaliyada

September 13, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa Saynab Ugaas Yaasiin u magacaabay wasiir ku xigeenka maaliyada, sida lagu sheegay digreeto kasoo baxday madaxtooyada Puntland maanta oo Khamiis ah. Saynab ayaa bedeli doonta wasiir ku […]

Follow on Facebook

Most Read

  • TPEC oo dib u dhigtay doorashada saddex degmo oo gobolka Nugaal katirsan sababo amni darteed

    May 24, 2023 0
    Garoowe. [Sawir hore] Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa dib u dhigay doorashada goleyaasha deegaanka saddex degmo oo kala ah Garoowe, Dangorayo iyo Godobjiiraan sababo amni dartood, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay guddiga. [...]
  • Booliiska Puntland oo sheegaysay in hal maalin la joojin doono isku socodka doorashada darteed

    May 23, 2023 0
    Astaanta booliiska Puntland. [Isha Sawirka: Facebook] Garoowe-(Puntland Mirror) Booliska Puntland ayaa sheegay in dhammaan gaadiidka la joojin doono maalinta doorashada dowladaha hoose oo ka bilaabaneysa Arbacada 6:00 Maqribnimo ilaa Sabtida 6:00 Subaxnimo. Doorashada dowladda hoose [...]
  • Sanaadiiqda codeynta doorashada dowlada hoose Puntland oo la qardo jeexiyay

    May 20, 2023 0
    Sanaadiiqda doorashada codeynta. [Isha Sawirka: Facebook] Garoowe-(Puntland Mirror) Sanaadiiqda codeynta degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal iyo gobolka Mudug ayaa gaaray deegaanadaas maanta oo Sabti ah kadib markii baaburta siday ay mareen wado raf ah, sida [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Hal dagaalyahan oo Al-Shabaab ah oo lagu dilay duqeyn Mareykanku ka fuliyay Jubbada Dhexe

    February 3, 2020 0
    Kismaayo-(Puntland  Mirror) Milatariga Mareykanka ayaa duqeyn ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka fuliyay deegaanka Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, sida Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ay ku sheegeen war-saxaafadeed. Duqeynta oo dhacday Axadii ayaa waxaa [...]
  • Culimada Puntland oo kasoo horjeestay fanaaniin bandhig faneed ku qabanaya Garoowe

    August 6, 2016 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Culimada Puntland ayaa kasoo horjeestay bandhig faneed ay fanaaniin qurbaha kayimid ka dhigayaan magaalada Garoowe. Shiikh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo galabta shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa ku tilmaamay bandhig faneedkaas fidno. “Waxaan [...]
  • Putin iyo Trump oo Sabtida khadka taleefoonka ku wadahadli doona

    January 27, 2017 0
    Moscow-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa beri oo Sabti ah wadahadal khadka taleefoonka kula yeelan doona madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump, sida ay sheegtay madaxtooyada Kremlinka ee Ruushka maanta oo Jimce ah. Sida [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions