Baarlamaanka dowladda Puntland oo meelmariyay miisaaniyada 2019
Garoowe-(Puntland Mirror) Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta oo Axad ah meelmariyay miisaaniyada 2019, sida uu sheegay guddoomiyaha baarlamaanka. 38 xildhibaan ayaa u codeeyay ansixinta miisaaniyada, mid ayaa diiday, hal ayaa ka aamusay, sida uu ku […]