• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ August 9, 2022 ] Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay Somalia
  • [ August 7, 2022 ] Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan World
  • [ July 27, 2022 ] Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen Somalia
Home2019October

Month: October 2019

Puntland

Puntland oo maraakiib ajnabi ah ku eedaysay in ay kallmuumaysi sharci daro ah ka wadaan biyaheeda

October 15, 2019 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Puntland ayaa maraakiib ajnabi ah ku eedaysay in ay kalluumaysi sharci daro ah ka wadaan biyaheeda. Shir jaraadid oo uu ku qabtay magaalada Boosaaso maanta oo Talaado ah wasiirka kalluumaysiga Faarax Cawaash Beeldaaje […]

Somalia

Axmed Madoobe oo markii saddexaad loo caleemosaaray madaxweynaha Jubbaland

October 12, 2019 Puntland Mirror 0

Kismaayo-(Puntland Mirror) Axmed Maxamed Islaam oo loo yaqaan Axmed Madoobe ayaa loo caleemosaaray  madaxweynaha Jubbaland maanta oo Sabti ah munaasibad ka dhacday magaalada Kismaayo. Munaasibada caleemosaarka ayaa waxaa ka qeybgalay masuuliyiin xilal hore soo qabtay […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo u safray Kismaayo si uu uga qaybgalo caleemosaarka Axmed Madoobe

October 10, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Wefdi balaaran oo uu hoggaaminayo madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta u safray magaalada Kismaayo, halkaas oo ay uga qeybgali doonaan caleemosaarka madaxweynaha Jubbaland. Munaasibada caleemosaarka Axmed Madoobe oo dabayaaqadii bishii Agoosto […]

Puntland

Wefdi wasiiro ah oo ka socda dowladda federaalka iyo madaxweynaha Puntland oo kulan ku yeeshay Boosaaso

October 9, 2019 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Wefdi wasiiro ah oo ka socda dowladda federaalka Soomaaliya ayaa wadahadalo kula yeeshay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni gudaha magaalada Bosaaso. Wefdiga oo ay kamidyihiin wasiirka arrimaha dibada, wasiirka qorshaynta iyo wasiirka kalluumaysiga […]

English News

Puntland uses biometric army registration for first time

October 7, 2019 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland began to use the biometric system for its army registration. The presidential guards will be the first army to practice the system, according to a video clip issued by the presidency late […]

Puntland

Puntland oo markii ugu horeysay biometric u adeegsanaysa diiwaangelinta ciidamadeeda

October 7, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa bilowday adeegsiga nidaamka tiknoolajiyada biometric si ay u diiwaangeliso ciidamadeeda. Ciidamada ilaalada madaxtooyada ayaa noqon doona kuwa ugu horeeyay ee ku dhaqma nidaamka, sida lagu sheegay muuqaal ay sii daysay madaxtooyadu […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo labo taliye booliis oo cusub u magacaabay gobolada Nugaal iyo Sanaag

October 7, 2019 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa labo taliye booliis oo cusub u magacaabay gobolada Nugaal iyo Sanaag, sida lagu sheegay digreeto ka soo baxday madaxtooyada xilli dambe xalay oo Isniin ahayd. Muumin Cabdi […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo wefdi ka soda UNSOM iyo IGAD kulan kula yeeshay Boosaaso

October 5, 2019 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Sabti ah kulan la qaatay wefdi ka soda UNSOM iyo IGAD. Kulanka ayaa ka dhacay xarunta madaxtooyada magaalada Boosaaso, halkaas madaxweynuhu maalmihii u dambeeyay uu […]

Somalia

Mareykanka oo dib u howlgaliyay safaaradii ay ku lahaayeen Soomaaliya 28 sanno kadib

October 2, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Mareykanka ayaa sheegay in ay dib u howlgaliyeen safaaradii ay ku lahaayeen Muqdisho, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya maanta oo Arbaco ah. “Maanta waxaan xaqiijinay xiriirka ka dhaxeeya […]

Puntland

Madaxweyne Deni oo ka hadlay sababta keentay in Puntland aysan ka qeybgalin shirka Somali Partnership Forum

October 2, 2019 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay sababta keentay in Puntland aysan ka qeybgalin shirka “Somali Partnership Forum”. Isaga oo ka hadlayay kulan ka dhacay magaalada Boosaaso oo uu xalay la yeeshay […]

Posts navigation

« 1 2 3 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

    August 7, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare. Kullanka oo ay soo xaadireen 23 ayaa 229 xildhibaan aqbaleen golaha [...]
  • Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda

    August 2, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare ayaa galabta oo Talaado ah ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda. Xubnaha cusub ee golaha wasirrada ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaasoo uu [...]
  • Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen

    July 27, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Labbo xubnood oo katirsan maleeshiyadda Al-Shabaab ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho maanta oo Arbaco ah, sida ay tebisay warbaahinta dowladda. Labada xubnood ayaa ku sugnaa guri kuyaala Muqdisho marka uu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Raysulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ku dhawaaqay in uu u tartami doono madaxweynenimo

    September 13, 2020 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu u tartami doono madaxweynenimo, isagoo la loolami doona madaxweynaha hadda xilka haya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kaasoo afartiisa sanno [...]
  • Duulimaadyada caalamiga ah oo dib uga bilaabmay garoonka diyaaradaha Muqdisho

    February 21, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Duulimaadyadii caalamiga ahaa ayaa dib uga bilaabmay garoonka diyaaradaha Muqdisho kadib markii si ku meel gaar ah loo hakiyay sababo rabshado ka dhacay magaalada asbuucii hore dartood. Diyaaradaha Turkish Airlines iyo Uganda Airlines [...]
  • Maxkamada ciidamada Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay 7 xubnood oo katirsan Al-Shabaab

    February 13, 2017 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Maxkamada ciidamada Puntland ayaa maanta oo Isniin ah xukun dil ah ku riday todobo xubnood oo katirsan ururka Al-Shabaab. Isaga oo saxaafada kula hadlayay magaalo xeebeedka Boosaaso, taliyaha maxkamada ciidamada qalabka sida ee [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions