Kooxda kubada cagta Puntland oo bilaabay tababar si ay ugu diyaargaroobaan tartanka kubada cagta maamul goboleedyada Soomaaliya
Garoowe-(Puntland Mirror) Kooxda kubada cagta heer gobol ee Puntland ayaa gudaha magaalada garoowe ka bilowday tababar si ay isugu diyaariso Tartanka Kubada Cagta ee maamul goboleedyada Soomaaliya oo bisha soo socota ka dhici doona magaalo xeebeedka […]