Sargaal katirsan ciidamada nabadsugida Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Sargaal katirsan ciidamada nabadsugida Soomaaliya ayaa waxaa maanta oo Axad ah gudaha Muqdisho ku dilay dablay Al-Shabaab ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo dhanka caafimaadka iyo ammaanka ah. Dablay katirsan Al-Shabaab oo watay gaari […]