Haayada Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas oo cuno iyo alaabaha guryaha gaarsiisay 60,000 qof oo ku barakacay dagaalka Gaalkacyo
Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Kadib dagaalo culus oo ku dhexmaray magaalada Gaalkacyo ciidamada dowlada Puntland iyo kuwa maamulka Galmudug, haayada Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC) iyo haayada Bisha Cas Soomaaliya (SRCS) ayaa u qaybiyay, bariis, digir […]