Kalafadhigii 38-aad ee baarlamaanka dowladda Puntland oo dib u dhac ku yimid
Garoowe-(Puntland Mirror) Waxaa maanta oo Talaado ah dib u dhac uu ku yimi kalafadhigii 38-aad ee baarlamaanka dowladda Puntland kadib markii madaxweynaha Puntland uusan imaan magaalada Garoowe oo qorshuhu ahaa in uu kalafadhiga furo. Qaar […]