Nin qori ku hubaysan oo afar qof toogasho ku dilay xarun dukumaaysi oo kutaala magaalada Seattle ee Maraykanka
Seattle-(Puntland Mirror) Nin qori ku hubaysan ayaa rasaas ku furay xarun mashquul badan oo dukaamayasi oo kutaala waqooyiga magaalada Seattle ee dalka Maraykanka, waxaana uu dilay afar qof kuwo kalena si xun ayuu u dhawacay […]