Golaha degmada Dangorayo oo xalay saq-dhexe guddoomiye u doortay murashax ay dowladu wadatay
Garoowe-(Puntland Mirror) 19 xubnood oo dowladu ku sheegtay golaha deegaanka degmada Dangorayo ayaa habeenimadii xalay saq-dhexe doortay guddoomiye, iyadoo uu goobjoog ka ahaa madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali. Sida horey uu u ogaa warsidaha […]