Somalia

RW Cumar Cabdirashiid oo kasoo horjeestay go’aankii ay guddiga doorashooyinka dadban ku sheegeen in soo xulida xildhibaanada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe lagu qabto Muqdisho

Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa sheegay in go’aan ka gaarida goobta lagu qabanayo doorashada xildhibaanada gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ay tahay mid u taala dowlada federaalka Soomaaliya balse […]