Doorashooyinka Soomaaliya oo dib u dhacay ilaa iyo bilowga 2017
Garoowe-(Puntland Mirror) Doorashada baarlamaanka Soomaaliya iyo mida madaxweynaha ayaa dib u dhacaysa ilaa iyo bisha Febaraayo ee sanadka soo socda 2017-ka, sida ay sheegeen ilo-wareedyo. Xildhibaan katirsan baarlamaanka Soomaaliya oo diiday in uu magaciisa sheego […]