Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Mursi oo ku geeriyooday maxkamad dhexdeed
Qaahiro-(Puntland Mirror) Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Mursi ayaa ku geeriyooday maxkamad dhexdeed, sida maanta oo Isniin ah uu ku waramay taleefishinka dowladda. Waxaa la sheegay in uu dhacay kahor kulanka maxkamada uuna geeriyooday […]