Lix dagaalyahan oo katirsan maleeshiyada ISIS oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Puntland
Garoowe-(Puntland Mirror) Lix dagaalyahan oo katirsan maleeshiyada ISIS ayaa lagu dilay duqeyn ka dhacday Buuraha Golis ee Puntland, sida Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ay bayaan ku sheegeen Arbacadii. Duqeynta ayaa dhacday Talaadadii, sida ay […]