Deni oo magacaabay golaha sare ee la-talinta Madaxweynaha

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. [Sawir Hore]
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay golaha sare ee la-talinta Madaxweynaha, sida lagu sheegay digreeto xalay ka soo baxday madaxtooyada.

Guddiga ayaa ka kooban lix xubnood oo kala ah:

1. Nuuradiin Aadan Diiriye, ahna guddoomiyaha guddiga.

2. Mahdi Maxamuud Cali 

3. Yaasmiin Maxamuud Xaamud (Nayn)

4. Dr Saciido Axmed Cali (Qacle)

5. Eng. Axmed Abshir Faarax

6. Cusmaan Seed Cilmi

Waa markii ugu horeysay taariikhda Puntland uu madaxweyne magacaabo guddi sare oo la talin siiya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*