Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo sheegay in uu gabi ahaanba burburay heshiiskii u dhaxeeyay Galmudug iyo Ahlu Sunna
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha mamaul goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa sheegay in uu gabi ahaanba burburay heshiiskii u dhaxeeyay Galmudug iyo Ahlu Sunna. Bayaan uu soo saaray xalay goor dambe, ayaa madaxweyne Xaaf ku […]