Golaha wasiiradda Puntland oo sheegay in laga hortagi doono lacagaha kaashka ah ee lasoo gelinayo gudaha Puntland
Garoowe-(Puntland Mirror) Golaha wasiiradda Puntland ayaa sheegay in ay isku raaceen in laga hortago lacagaha kaashka ah ee lasoo gelinayo gudaha Puntland. Shirkooda asbuuclaha ah oo ka dhacay caasimada Garoowe oo uu shir guddoominayay Madaxweyne ku […]