Dowladda Soomaaliya oo weydiisatay Mareykanka gargaar milatari si looga hortago qosrhe ay Al-Shabaab ku rabto in yuraaniyuum ay siiso Iran
Muqdisho-(Puntland Mirror) Dowladda Soomaaliya ayaa weydiisatay Mareykanka in ay siiyaan “gargaar milatari oo degdeg ah” sababtoo ah dowladda ayaa sheegaysa in Al-Shabaab ay qorshaynayaan sidii ay yuraaniyuum u siin lahaayeen dalka Iran. Warqad ku socota […]